Aqalka Sare oo go’aan kasoo saaray Khilaafkii Dowlada iyo Maamulka Goboleedyada (Akhriso)

Guddigii Aqalka sare ee loo xil saaray xal ka gaarida Khilaafkii u dhaxeeyay dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta soo saaray go’aano xal looga gaarayo khilaafkii labada dhinac u dhaxeeyay. Guddiga aqalka sareĀ  soo gudbiyeen 8 cabasho oo ay ka mideysan yihiin dhammaan dowlad goboleedyada iyo 4 mid weliba gaar u dooneyso … Continue reading Aqalka Sare oo go’aan kasoo saaray Khilaafkii Dowlada iyo Maamulka Goboleedyada (Akhriso)